Warar

Muqdisho (RH)-Sida uu baahiyay Raadiyaha dowladda maanta oo Isniin ah, safiirka dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mr. Steen Sonne Andersen, ayaa maanta shaaciyay in dalkiisa uu ka cafiyay Soomaaliya deyn ay lahaayeen.

Hadalkan ayuu danjiraha sheegay kadib markii uu magaalada Muqdisho kula kumay wasiirka maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige.