Cairo (RH)-Ilo-wareedyo xog-ogaal u ah xiriirka Masar iyo Soomaaliya ayaa u sheegay wargeyska Al-Carabi Al-Jadiid in ay soo ifbaxayso xiisad aan la shaacin oo u dhexeysa Qaahira iyo Muqdisho. Xiisaddan ayaa salka ku haysa hakad ku yimid fulinta heshiiskii iskaashiga milatari ee labada dal ay kala saxiixdeen bishii Agoosto 2024.
Haddaba, waxaan halkan ku soo koobayaa nuxurka warbixinta Al-Carabi Al-Jadiid:
Warar
January
24
/2025
January
23
/2025
January
16
/2025
January
14
/2025
Pagination
- Previous page
- Page 8
- Next page